Mid kamid ah Wariyaasha Muqdisho howlgala oo xalay geeriyooday

Allaha u naxariisee waxaa xalay isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday  Wariye C/risaaq Aadan Qoslaaye oo kamid ahaa Wariyaasha ka howlgala Warbaahinta Muqdisho. Ehelada Wariye Qoslaaye ayaa sheegay in uu kusoo booday xanuun deg deg ah kaa oo sababay geeridiisa, waxa uuna Wariyaha ku geeriyooday Isbitaalka Digfeer xili dhaqaatiirka ay ka tacaalayeen xaaladiisa caafimaad.   … Continue reading Mid kamid ah Wariyaasha Muqdisho howlgala oo xalay geeriyooday